Ardayda Kulliyadda Xanaanada Xoolaha Sanadka Seddexaad ayaa cashar (Practical ) ku qaatay Laabka Jaamacadda

Ardayda Kulliyadda Xanaanada Xoolaha Sanadka Seddexaad ayaa cashar (Practical ) ku qaatay Laabka Jaamacadda Maadadda Qaaliinka ( Surgery ) , waxayna qaateen sida loo tolo lakabyada jirka (Skin), qaybihiisa kala duwan.

Waxaa bixinaayay maadadan Dr. Ahmed Ali Jama