Ardayda Kulliyadda Xanaanada Xoolaha Sanadka Seddexaad ayaa cashar (Practical ) ku qaatay Laabka Jaamacadda Maadadda Qalniinka ( Surgery ) , waxayna qaateen sida loo tolo lakabyada jirka (Skin), qaybihiisa kala duwan. Waxaa bixinaayay maadadan Dr. Ahmed Ali JamaRead More
Recent Comments