EAU OPEN DAY

August 7 @ 8:00 am - 5:00 pm
Loading Events
  • This event has passed.

Malinta furan ee jamcadda bariga africa garowe waa maalin ardayda ka qalan jabinaysaa dugsiyada sare helaan latalinta ay u baahan yihin arimaha wax barashada .

EAU ” Waa qayb ka ah masuuliyaddayada inaan bulshada ku celino aqoonta annagoo ka faa’idaysanayna kaadirka Soomaaliyeed ee aqoon yahanka ah”

Details

Date:
August 7
Time:
8:00 am - 5:00 pm